DAAWO VIDEO:- Qorshaha Aamina Muuse ugu biirtay Taleefashinka Qaranka

DAAWO VIDEO:- Qorshaha Aamina Muuse ugu biirtay Taleefashinka Qaranka

daajis.com:-Saxafiyadda caanka ah ee Soomaaliyeed Aamina Muuse Wehliye ayaa xalay waxaa ay si rasmi ah u shaacisay in ay ku biirtay Taleefashinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV Xaruntiisa magaaladaLondon oo ay ka howlgaleysa, waxaana ay la imaana doontaa barnaamijyadaii xiisaha badnaa ee looga bartay Aamina Muuse.

Mudooyinkii dambe Aamina waxaa ay ka shaqeyneysay Taleefashinka Horncable, qaybtiisa Magaalada London, waxaana kasii horreysay Taleefashinka Universal tv oo ay lasoo shaqeysay, isla magaalada london iyo idaacada Bbc-da oo ay aamina kusoo caan baxday.


Barnaamij soo dhaweyn ah oo  Aamina loogu magac daray ayaa Xalay waxaa uu ka baxay Taleefashinka Qaranka, waxaana ay sheegtay in qorshaha ay la timid uu yahay mid mug weyn oo dadka Soomaaliyeed ay ka faa’ideysan doonan,waxaana ay sheegtay in ay kusoo biirin doonto barnaamij muhim ah oo faa’ido u leh shacabka Soomaaliyeed, kaa oo magaciisa aan weli la shaacin.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada