Nicolas Key ku Fadeexeeyey Kenya Ballan Ay Uga Baxday Somalia

Nicolas Key ku Fadeexeeyey Kenya Ballan Ay Uga Baxday Somalia

daajis.com:-U qaabilsanaha Xoghayaha Guud ee QM Baan Kiin Moon Arrimaha Soomaaliya Nikolase Kay ayaa Dowladda Kenya ku Eedeeyey in ay Jabisay Heshiiskii Saddex Geesoodka ahaa ee ay wada Galeen Dowladdaha Soomaaliya Kenya iyo UNHCR.

Ambaasadoor Kay ayaa sheegay in Heshiiskaasi uu ahaa mid Dhinacyadaasi ay si buuxda iskugu Afgarteen,laakiin Kenya ay jabisay oo Heshiiskii ay ku Xad gudubtay.

Heshiiska ay kala Saxiideen Dowladdaha Kenya Soomaaliya iyo sidoo kale Hay’ada QM u qaabilsan Qaxootiga ayaa ahaa in Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya in Soomaaliya loogu Celiyo si aan Qasab ahayn,laakin Kenya ay ku Xadgudubtay Heshiskaasi oo Dadkii Soomaalida ahaa ee Dalkeeda ku noolaa ay dalkeeda ka Raaftay

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada