World Cup Sport News:- Xulka Cameroon oo Jil jileec la yimid Koobka Aduunka & Mexico oo ka faaideysatay (Daawo Sawirada

World Cup Sport News:- Xulka Cameroon oo Jil jileec la yimid Koobka Aduunka & Mexico oo ka faaideysatay (Daawo Sawirada

daajis.com:-Xulka Kubada cagta Cameroon oo loogu yeeri jiray Libaaxyada qaarada Africa ayaa koobka Aduunka la yimid jil jileec iyo isku dhex yaac aanan horay looga baran . Kaameroon oo Guruub (A) ku jirta waxaa 1-0 ku garaacday Mexico oo guruubkaan ugu jilicsan waxaana u harsan Brazil iyo Croatia oo la ogyahay sida ay u adag yihiin.

Goolka agoonka ah ee xulka Cameroon looga badiyay waxaa ciyaarta qeeybteedii labaad ka xareeyay xiddiga naadiga Santos Laguna ciyaaryahan Oribe Peralta (daqiiqadii 61-aad) . Xulka Mexico ayaa laga diiday 2 Gool sax ahaa waxaana u saxiixay laacib Giovani Dos Santos.

XIDDIGAHA MEXICO VS CAMEROON AYAA QAABKAAN ISKU ARKAY :

Mexiko : Goolhaye Ochoa - Aguilar, Rodriguez, Marquez, Moreno, Layun - Herrera (92./Salcido), Vazquez, Guardado (69./Fabian) - Peralta (74./Hernandez), Dos Santos.

Kaamerun: Goolhaye Itandje - Djeugoue (46./Nounkeu), N’Koulou, Chedjou, Assou-Ekotto - Mbia, Song (79./Webo), Enoh - Moukandjo, Eto’o, Choupo-Moting.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada