RASMI: Manchester City Oo Dhamaystirtay Saxiixa Bacary Sagna

RASMI: Manchester City Oo Dhamaystirtay Saxiixa Bacary Sagna

daajis.com:-Kooxda Man City ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay dhamaystirtay saxiixa difaaci hore ee kooxda Arsenal Bacay Sagna. Sagna ayaa nadabgalyeey kooxda Arsenal maalintii khamiista. City ayaa Sagna kula soo wareegtay bilaash kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula joogay kooxda gunnerska.

Mustaqbalka Sagna ayuu muddo dheer mugdi kuray wuxuuna ugu danbayntii u wareegay kooxda haysata horyaalka ingiriiska ee Man City.
Man united ayaa doonaysay inay City ka dulqaado saxiixa Sagna balse hadda ayuu sagna doortay inuu ku biiro kooxda Man City.
Tagitaanka Sagna ayaa Wenger ku rididoona baahi ah inuu suuqa kala soo wareego difaaca bidixda iyadoo lala xidhidhinayay Juanfran oo ciyaara Atletico Madrid iyo Sege Aurier  ka tirsan kooxda Toulsouse.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada