Salena Gomez oo Justin Biber telephone ku dhagaysatay

Salena Gomez oo Justin Biber telephone ku dhagaysatay

daajis.com:-Sida uu baahiyay NY Daylinews waxaa Xiddigta Salena Gomez telka Ku dhagaysatay Justin Biber kadib markii isku dayay in uu xariir la soo sameeyo.
Xiddigaa ayaa la sheegay in xariir khadka telophoneka ah la soo sameeyay balsa nasiib dark ku adkaysay oo ka qaban waysay. 


Arintaa ayaa loo sababaynayaa hadal dhawaan ka soo yeeray Justin waxaana la sheegay in uu doonayay in u sheego in uu ku xiran yahay xabsi ku yaal Miami.
Ma jiro wax war ah oo dhanka Salena Gomez ka soo baxay waxaana arintaa ku soo aadaysaa xili dhawaan shaacisay in nolala cusub yelatay



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada