VIDEO: Al-Qaacida Ciraaq oo tooganeysa Saraakiil ka tirsan Dowladda Iraq

VIDEO: Al-Qaacida Ciraaq oo tooganeysa Saraakiil ka tirsan Dowladda Iraq

daajis.com:-Kooxda ISIS oo ah koox ka go'day Urur weynaha Alqacida, ayaa wali sii wada horumarka ay ka sameeynayaan dagaalka ay ka wadaan Iraq, iyagoo hada qabsaday magaalooyin waweyn, sidoo kalena kusii wajahan magaalada Baghdad.

Kooxda ISISS, ayaa sidoo kale wada toogashooyin wadareedyo ah, oo ay la beegsanayaan Ciidamaada iyo Saraakiisha Dowlada u badan Shiicada.

Kooxda ISIS, ayaa barta ay ku leeyihiin Internetka soo galiyay Muuqaal muujinaya Saraakiil katirsan Dowlada Iraq oo ay qabteen.

Muuqaalkan Video-ga ah, ayaa waxaa ka muuqanaya, mid kamid ah Kooxda ISIS oo dharbaaxayo maxaabiista ay qabsadeen, kadibna mid mid u tooganaya.

Kooxda ISIS, ayaa sidoo kale si wadajir ah u toogtay ciidamo ka tirsan Dowlada Iraq, kuwaasoo ay ku qabteen magaalada Tikriit.

Sidaad sawirada ku arkeysaan, waxay si wadajir ah u tooganayaan tiro badan oo Ciidamada Iraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-Ga



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada