VIDEO: Cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha horyaalka Ingiriiska

VIDEO: Cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha horyaalka Ingiriiska

daajis.com:-Waxaa halkaan idin kugu soo gudbineynaa muuqaalka iyo magacyada cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha dalka Ingiriiska.

Cayaartoyda Muslimiinta ee ka xamaasha dalkaasi Ingiriiska ayaa ah kuwa markaasi u kala cayaara naadiyada waa weyn ee heerka koowaad iyo heerka labaad, waxaana ay yihiin kuwa diintooda ku dhegan.

Cayaartoydaan muslimiinta ee ka xamaasha Ingiriiska ayaa caan ku ah inay sujuudaan,marka ay gool dhaliyaan, taasi oo ay ku muujinayaan faraxadooda.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada