VIDEO LAYAAB LEH:- 31 jir Jaceyl la wadaagay 91 jir abuulan ah

VIDEO LAYAAB LEH:- 31 jir Jaceyl la wadaagay 91 jir abuulan ah

daajis.com:-Cougar Hunter Kyle Jones, oo 31 jir ah ayaa noqday nin lala yaabay, kadib markii uu mudo shan sano ka hor bilaabay inuu jaceyl la wadoo ama wada noolaansho kala dhaxeyso 91 sano jir abuulan ah, taasoo da´diisa sedax jeer ka weyn.


Haweeneydan oo lagu magacaabo Marjorie McCool waxayna xertay da´da 91-aad, mana awoodo in ay si toos ah u istaagnaato ama wax u qabsato, laakiin kulanka jinsiyadeed ay si caadi ah u qaadato. arintan cajiibka ah ayaa labadan lamaanaha ah ay si kala duwan ugu hadleen.

Kyle Jones ayaa sheegay in uu aad u jecel yahay haweenka duqoobay ee jirkooda cadka noqday, gaar ahaan wuxuu sharxay in uu aad u jecel yahay naasaha duqooshada cadka noqday, taasina ay ku kaliftay in naftiisa marna is dhihin inuu la saaxiibo gabdhaha asaagiisa ah.

"Sida dadka dooqoodu u yahay naag qurux badan ama nin nin kale u tegayo, anigana waxaan aad u jeclahay haweenka gabooway jirkooda", ayuu yiri Kyle Jones.

Wiilkaan dadka ka yaabiyay ee qabatimay duqoowshaha ayaa sidoo kale horay saaxiib ula ahaa Anna Ronald oo 68 jir aheyd, balse kala fogaadeen.

HALKAN KA DAAWO LA YAABKAAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada