Video:- Mareykanka oo laga bilaabay in laga cuno cayayaanka

Video:- Mareykanka oo laga bilaabay in laga cuno cayayaanka

daajis.com:-Maqaayad ku taal magaalada New York ayaa markii ugu horeysay bilowday in laga kariyo Cayayaanka, gaar ahaan Ayaxa oo si dhadhanaan ah loo sameeyo.

Maqaayadan bilowday in lagu iibiyo Anyaxa ayaa waxaa lagu magacaabaa Toloache, taasoo Anyaxa lagu kariyo looga keeno dalka Mexico oo maqaayadan milkiilaheeda uu dalkaasi kasoo jeedo.


Maqaayadan oo dhowr sano watay karinta Anyaxa ayaa waxay ku kasbaday macaamiil fara badan, xiligaana waxay caan ku tahay Anyaxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada