VIDEO: Sheekh Kenyawi oo ka hadlaya waxa ay diinta Islaamka ka qabto kubadda cagta

VIDEO: Sheekh Kenyawi oo ka hadlaya waxa ay diinta Islaamka ka qabto kubadda cagta

daajis.com:-Sheekh Keynawi oo booqasho ku jooga magaalada Zürich ee dalka Switzerland oo uu barnaamiyo diimeed ka qabanayo ayaa dhanka kale waxa uu si kooban ula hadlay saxaafadda gaar ahaan Tv-ga Universal isaga oo tibaaxay in booqashadiisaan Switzerland ay xittaa gaartay xarunta ururuka kubadda cagta aduunka ee FIFA 


Ka dib Sheekha isaga oo qoslaya ayuu yiri ” xittaa FIFA ayaan booqday , culimada maxa waxa aad u haysataan in aysan ogaleen ciyaaraha , diinteena ma aysan diidin haddii howl aduunyo mid aakhiro aysan ku dhaafsiineyn”.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada