VIDEO: Wiil Laba sano jir ah oo caba Sigaarka kuna Tuugsanaya wadooyinka

VIDEO: Wiil Laba sano jir ah oo caba Sigaarka kuna Tuugsanaya wadooyinka

daajis.com:-Wiil yar oo laba sano jir ah una dhashay dalka Shiinaha ayaa caba maalinti in ku dhow shan baakadood, waxaana isaga iyo qoyskiisa ay ku tuugsadaan hareeraha mid ka mid ah wadooyinka dalka Shiinaha.

Qofki maraya wadada ee kusoo leexato inankaan yar ayaa laga codsanayaa inay bixiso wax ka yar hal doolar si wiilka yar uu u caba hal xaba oo Sigaar.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada