Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Meksiko oo sheegay Ugu yaraan 22 qof in lagu dilay dalka Meksiko!!

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Meksiko oo sheegay Ugu yaraan 22 qof in lagu dilay dalka Meksiko!!

daajis.com:-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Meksiko ayaa sheegtay in dadkaasi oo ka mid ahaa kooxaha Daroogadda ka ganacsada lagu adilay iska horimaad ay Ciiddanka Dowladda kula galeen K/bari ee Meksiko.

Wakaalladda Wararka ee REUTERS ayaa soo werisay inuu iska horimaadku ka dhacay Deegaanka Tatlaya, kadib, markii ay Kooxaha daroogadda iibiya ay rasaas ku fureen ciiddan hawlgal ka waday deegaankaasi.

Weerarkaasi ayaa ahaa kii ugu dhiig daadashadda badnas tan iyo markii uu Madaxweynaha dalka Meksiko, Enrikuu Pena Nietta uu xilka qabtay sannadkii 2012-kii.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada