Amin Arts:- oo Muungaab ka naxsaday, Sawirkii ugu yaabka badnaa oo laga sameeyey

Amin Arts:- oo Muungaab ka naxsaday, Sawirkii ugu yaabka badnaa oo laga sameeyey

daajis.com:-Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts oo maalmihii lasoo dhaafay si weyn u taageersanaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayuu todobaadaknai kusoo qaatay Sawir Gacmeedkii ugu yaabka badnaa ka dib markii La sawiray muungaab oo lacag badan oo doolar ah ku fadhiya isla markaana diidaya in uu bixiyo mushaaraadka ciidamada Qaranka Soomaaliiyeed



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada