DIGREETO:- Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka oo loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha

DIGREETO:- Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka oo loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha

daajis.com:-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay La-taliyihiisa dhinaca Siyaasadda, kaasoo noqon doona wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed.

C/kariin Xuseen Guuleed oo xilka Wasiirka amniga qaranka iska casilay bishii hore markii weerar lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ayaa xilkan aqbalay.
Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh ayaa ilaa weli magacaabin xilka uu ka degay C/kariin Xuseen Guuleed.

 Warqada lagu cadeeyay in loo magacaabey La Taliyaha Madaxweynaha JFS.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada