Chris Brown: "Waan isaga harayaa asxaabta xun xun"...

Chris Brown: "Waan isaga harayaa asxaabta xun xun"...

daajis.com:-Fanaanka caanka ah ee Chris Brown oo waxyeelo ay soo gaartay sumcadiisa ayaa u sheegay taageerayaashiisa inuu wacad ku marayo inuu isaga fogaanayo la socoshada dadka xun xun, ka dib markii uu ka soo baxay xabsiga.
Chris waxa uu sheegay in asxaab xun xun oo uu bartay ay dhaqan rogeen, oo uu qaladaad badan galay, laakiin uu ka shaleenayo arrintaasi, haddana uu diyaar u yahay inuu ku soo noqdo Chris-kii la yaqaanay.
Chris waa fanaan Mareykan ah oo aad dunida looga jecel yahay, laakiin waqtiyadii ugu dambeeyey waxa uu fanaankan u dhexeeyey xabsi iyo mar la dhaqan celiyo, waxaana uu caadeystay inuu isagoo cabsan soo istaago masraxyada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada