Monica: "Waxaa gabadhnimadeyda ku ciyaaray Bill Clinton".

Monica: "Waxaa gabadhnimadeyda ku ciyaaray Bill Clinton".

daajis.com:-Monica Lewinsky oo ah gabadhadii caanka aheyd ee mar shaqaalaha ka aheyd aqalka cad ee Mareykanka, isla markaana sanadkii 1998-dii ay arrimo gogol dhaaf ay dhexmareen madaxweynahii xilligaasi ee Bill Clinton, ayaa hadda ka soo muuqatay wareysigeedii ugu horeeyey ee TV uu la yeeshay ilaa sanadkii 2003-dii.

"Waxaan ahaa haweeneydii ugu bahdilneed aduunyada," ayey tiri Haweeneydan 40-jirka ah, iyadoo tixraacaysay waqtigii ay xiriirka saaxiibtimo ay lahaayeen Clinton.

Arrntan gogol dhaafka ee dhexmartay Monica iyo Clinton waxay noqotay fadeexo weyn oo laga qoray Buug ka kooban 445-bog. "Waxay aheyd maalmahii ugu xumaa nolosheyda. Waxaa ahaa gabadh la duleeyey oo gabadhnimadeyda lagu ciyaaray,"

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada