Daawo:- Dabaaldeg Ilaa Iyo Oohin – Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay Koobka Adduunka.

Daawo:- Dabaaldeg Ilaa Iyo Oohin – Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay Koobka Adduunka.

daajis.com:-Koobka Adduunka ayaa soo dhamaaday shalayto iyadoo Jarmalka uu ku guuleystay markii afaraad ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen xulka Argentina kulankii finalka iyadoo Mario Gotze uu ahaa geesiga Germany isagoo dhaliyay goolka kaliya ee lagu kala badiyay waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta.

Sawirada aan idiin soo bandhigeyno waxa ay isagu jiraan dabaaldeg iyo murugo oo Koobka Adduunka uu ina tusay. Waxaa ku jirta guulihii lama filaanka ee xulalka qaar, dhaawacii Neymar, isqabqabsigii Cameroon, qaniinyadii Suarez, iyo weliba hanashadii Koobka Adduunka ee Germany.
Screen Shot 2014-07-15 at 2.55.50 AM
Kama marna sidoo kale xamaasadii ay taageerayaasha u yeeleen Koobkaan Adduunka.
Screen Shot 2014-07-15 at 2.55.36 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.55.16 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.54.18 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.54.03 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.53.37 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.53.21 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.52.52 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.52.30 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.52.06 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.51.48 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.51.31 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.50.02 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.49.40 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.48.40 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.48.03 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.47.46 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.47.13 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.46.53 AMScreen Shot 2014-07-15 at 2.46.20 AM
Screen Shot 2014-07-15 at 2.45.07 AM


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada