DAAWO: Fanaanadda Khadra Silimo oo Maalmo Kadib Ka Soo Jawaabtay hadalkii Ka soo Yeeray Mursal Muuse

DAAWO: Fanaanadda Khadra Silimo oo Maalmo Kadib Ka Soo Jawaabtay hadalkii Ka soo Yeeray Mursal Muuse

daajis.com:-Marwada Maalmo Ka Hor La Dalaaqay ee Khadra Silimo Ayaa Soo Qaaday Hees Jawaab u ah Hadalkii Ka soo Yeeray Mursal Muuse oo ahaa In uu Furay Marwadiisa Khadra Silimo

Dhawaan ayey ahayd markii hadal dad badan oo Soomaaliyeed ay la yaabeen uu saxaafada siiyey Fanaanka caanka baxay ee Mursal Muuse kaasi oo ku sheegay in uu iska furay xaaskiisa hore ee Khadro Silimo.
Wuxuu warka intaasi ku daray xiligaasi in aysan u qalmin in ay noqoto marwadiisa isla markana uu ku helay qaladaad badan taasi oo sababtay in markii danbe ka qaato go’aan la yaab ku noqotay bahweynta Soomaaliyeed kuwooda sida weyn u xiiseeya Fanka gaar ahaan fanaanka Mursal Muuse oo waayihii danbe si weyn usoo caan baxay isagoo ku sugnaa magaalada Hargeysa halkaasi oo garab weyn ka helay.

Haddaba si kastaba oo ay tahay xaalada Fanaaniintani ayaa waxaa halkani hoose ka daawan kartaa jawaabtay ay iyadane dhanka kale ka bixisay hadalkii dhawaan kasoo yeeray seygeedii hore ee Mursal Muuse.




:-kaartoole


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada