War Culus: Ninka Ugu Gaaban Magaalada Hargeysa oo Guur Ka Codsaday Fanaanadda Nasteexo

War Culus: Ninka Ugu Gaaban Magaalada Hargeysa oo Guur Ka Codsaday Fanaanadda Nasteexo

daajis.com:-Ninka Ugu Caasan Guud ahaan Madiqada Geeska Afrika oo Lagu Magacaabo Shuceyb Xasan Ducaale aadna u Gaaban Ayaa Wareysi uu Siinayay Mid Ka Mid ah Telafashinada Afka Soomaaliga Ku Sheegay In uu aad u Jacel yahay Fanaanadda Nasteexo Indho Guurna uu Ka Codsanayo.

Ninkaan ayaa mujiyay sida weyn uu u doonayo in uu u helo fanaanada waana nin marka aad eegto ay ka muuqato jecelka uu u qabo gabadha lagu magacaabo Nasateexo ah fanaanad si weyn looga yaqaano gayiga soomaliya gaar ahaan dhulka soomalida dagto.

Ninkaan ayaa sheegay in uu aad ugu baahan yahay fanaanadan sida uu horay u sheegay marka aad argto arintaan waxaa ay kugu noqon arin mucjiso ah



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada