Daawo Layaab:- 4Bahalka Halista ah Ee King Cobra oo Ilaalinaya Cunag yar Oo Hurdaaya.

Daawo Layaab:- 4Bahalka Halista ah Ee King Cobra oo Ilaalinaya Cunag yar Oo Hurdaaya.

daajis.com:-Video kaan ayaa waxaa uu ku tusinayaa 4 bahal oo King Cobra ah oo ilaalinaya wiil yar oo hurdaya  waxaa layaab leh ama aad arkeysaa cobra haan oo dhinac walba ujeesanaya oo ka ilaalinaya dadka ama wax kasta oo dhib ukeena karo cunagaan.

Inkastoo cobra ha uu waardiyo kujiro bahal kaan marna lagama yaabo inuu hurdada ka kiciyo cunaga yar ee jiifa.

Video kaan cobra oo ilaalinaya cunuga waxaa lagu tuubey India, India ayaa waxey ku caan tahay dhaqashada bahalada halista ah.

Cobra waxaa waayo bahalka ugu halista badan marka loo fiiriyo bahalada kale bahalkaan waxaa uu iska ilaaliyaa inuu la dagaalamo dadka .

dhirirkiisa caadiyan waxaa uu gaarayaa 5 meter.

Bahalkaan suntiisa waxay dili kartaa maroodiyaasha kuwoda ugu waaweeyn halmar oo uu ku dhufta ama uu qaniino.



waxaa Terjumay bahda shabakada daajis.com  

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada