Daawo Video:- Wasiirka warfaafinta oo ka farxiyay Barakacayaal Lana Afuray

Daawo Video:- Wasiirka warfaafinta oo ka farxiyay Barakacayaal Lana Afuray

daajis.com:-Wasiirka warfaafinta ee dowladda Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa la afuray dad masaakiin ah oo afar sano ka hor kusoo barakacay magaalada Muqdisho.

Dadkaan barakacayaasha ee uu la afuray wasiirka ayaa ku jira xerada barakacayaasha ee wasaaradii hore ee caafimaadka, isagoona la wadaagay afurka.

Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si weyn uga farxiyay dadkan barakacayaasha ee uu la afuray, waxaana ay sheegeen in mas’uuki ugu horreeyay ee dowladda ka tirsan ee soo booqdo lana afuro uu yahay.

Linkiga hoose ka daawo sida geesinimada leh ee uu wasiirka ula afuray dadkan barakacayaasha ah iyo sida ay ugu farxeen.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada