Daawo Yaabka:- Shan sano jir geesi ah oo Yaxaas la leg-damayo

Daawo Yaabka:- Shan sano jir geesi ah oo Yaxaas la leg-damayo

daajis.com:-Shan sano jir geesi ah ayaa aabihiis u tababaraya ganacsiga qoyskooda ku dhisan ee ciyaar siinta Yaxaasyo lagu xanaaneeyo beer loo soo dalxiis tago.

T-Mike Kliebert oo ah Aabaha Shan sano jirkan ayaa wuxuu u tababaraa sidii uu u sii wadi lahaa howsha dhaxaltooyada ah ee halista badan, taasoo ah ciyaar siinta Yaxaasyo halis badan.

Wiilkan yar oo lagu magacaabo Blaise ayaa si geesinimo leh ula ciyaara Yaxaasyo waaweyn iyo kuwo yaryar, kuwaasi oo awoowgiis uu ku beeray beerta ay hadda ku nool yihiin oo loo soo dalxiis tago, kana helaan dhaqaale fara badan. 

HALKAN KA DAAWO SHAN JIRKAN GEESIGA AH


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada