daajis.com:-Isku day uu wanaag ku sameynayay Wadaad Diimeed Kirishtaan ah ayaa murugo isku badalay kadib markii Feeraha Midi looga dhiftay nin aan Guri lahayn oo uu Busto siiyay.
Papa Rantsane oo ahaa 27 sano jir ku noolaa Wadada Auckland Park ee ka tirsan Joburg ayaa saacada yar heestay Busto uu kaligeed lahaa muuqeedu Buni iyo casaan isku jiro.
Saaxiibkiis Thuso Mokoko ayaa Warbaahinta u sheegay in Papa iyo rag kale oo nasiib leh ay heleen Bustooyin ay habeenkii Hugtaan , laakiin Midi lagu daabay xili uu la laafyoonayay kuna sii jeeday Goob lagu baakinto Gawaarida oo uu ku jiheeyo darawalada si ay shilimaad yar u siiyaan.

“Ma hayo lacag aan ku aaso Papa” ayuu yiri wiilkaa ay saaxiibada ahaayeen oo sii hadlaya.
Dilka Aadanaha ayaa saacad kasta ka dhacda Dalka South Africa oo ah Wadan Hodan ah laakiin ay la dagayaan dambiyo murjiyay dadka ku nool.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:21 and have
, Published at