Mareykanka:- oo Xayiraad Cusub ku soo Rogaya Russia

Mareykanka:- oo Xayiraad Cusub ku soo Rogaya Russia

daajis.com:-Madaxweyne Obama ayaa  shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay xayiraad cusub ku soo rogayso dawladda Ruushka.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku eedeeyay  Russia inay xad-gudub ku samaysay qaranimada dalka Ukriane , isla markaana aysan tallaabooyin haboon ka qaadin qalaalqasaha ka oogan xadka u dheexaya Ukraine iyo Ruusia.
Xayiraaddan cusub ayaa saamayn doonta qaybo ka mid ah shirkadaha dhinaca maaliyadda iyo gaashaandhiga ee Russia  waxaana ka mid ah xayiraad lagu soo rogayo maalgaalinta lagu samaynayo shirkadaha dhinaca tamarta ee Russia, iyo waliba shirkadaha soo saara hubka fudud iyo taangiyada.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada