Daawo Muuqaal:- Dowlada Nageria oo Shaacisay in gacanta lagu dhigay Mid kamid ah Saraakiisha ugu sareysa Boka Haram

Daawo Muuqaal:- Dowlada Nageria oo Shaacisay in gacanta lagu dhigay Mid kamid ah Saraakiisha ugu sareysa Boka Haram

daajis.com:-Dowlada Nageria ayaa shaaca ka qaaday in ay qabatay mid kamid ah Saraakiisha ugu sareeya Dhinaca Sirdoonka Kooxda Islaamiyinta ee Boka Haraam ee dagaalada iyo qaraxyada ka wada qeybo kamid ah Dalkaasi.

Afhayeen u hadlay dowlada Nageria oo lagu magacaabo, Mike Omeri ayaa Warbaahinta u sheegay in gacanta lagu dhigay mid kamid ah raga ugu sareeya Sirdoonka Kooxda Islaamiyiinta ee Boka Haram .
Mike Omeri ayaa tilmamaay in qabashada Sargaalkan katirsan Kooxda Boka Haram in ay sahli doonto helitaanka xog ku aadan in ka badan 200-Gabdhood ay qafaasheen Kooxda Boka Haram kuwaa oon wli la helin halka lagu hayo.

Kooxda Boka Haram ayaa gudaha Najeria waxa ay ka fulisaa Qaraxyo , Weeraro iyo qafaal ay dadka u geestaan , waxaana hada gacanta ugu jira in ka badan 200-gabdhood kuwaa ay ku hanjabeen in ay iibin doonaan hadii Dowlada Dalkaasi ay uga badalan weyso Maxaabiis ka xiran.

Halkaan ka Daawo sargaalka la Qabtey ee Boka Haram

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada