Daawo Muuqaalka:- Diyaarado Dagaal oo Dowlada Iiraan siiyay Ciraaq si ay isaga Difaacdo Xoogaga Islaamiyiinta ah

Daawo Muuqaalka:- Diyaarado Dagaal oo Dowlada Iiraan siiyay Ciraaq si ay isaga Difaacdo Xoogaga Islaamiyiinta ah

daajis.com:-Iiraan ayaa Diyaarado dagaal waxa ay ugu deeqday Dowlada Ciraaq si ay isaga Difaacdo Kooxaha Islaamiyiinta Sunniga u badan ee la wareegay Magaalooyin badan oo horey gacanta ugu heysay Dwlada uu Hogaamiyo Nuuri Al-Maaliki.

Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Iiraan Siisay Ciraaq ayaa uga gon leh in ay ku caawiso Ciidamada Cirka Ciraaq si ay isaga Difaacaan Xoogaga Islaamiyiinta ee ku haminaya in ay la wareegaan Magaalada Bagdaad iyo Magaalooyin kale ay ku badan yihiin dadka Shiicada ah oo hada gacanta ugu jira Dowlada Dalkaasi.

Dowlada Ruushka ayaa maalmo kahor iyana shaacisay in Dowlada uu Hogamaiyo Nuuri Al-Maaliki in ay siisay Diyaarado Dagaal oo gacan ka geesanaya kahor taga duulaanka Xoogaga Islamaiyiinta ee u badan Mintidiid Sunni ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada