Video: Wada Hadalkii Hargeisa & Dawlada Soomaaliya Xiliga uu furmayo

Video: Wada Hadalkii Hargeisa & Dawlada Soomaaliya Xiliga uu furmayo

daajis.com:-Maamulka somaliland oo cadaadis xoogan uga yimid Wadada Jabuuti iyo Ethopia ayaa sheegay inay xidhiidh fiican la leeyihiin Wadamadaasi, sidoo kalana waxaa wasiirka arimaha debeda ee maamulkaasi shirkiisa uu qabtay uu sheegay inay xuduud la yeehihiin Wadanka Kenya taasi dadkii daawanayey ay ku qosleen.

Maxamed Biixi ayaa sidoo kale wuxuu daboolka ka qaaday Wadada Hadalkii u dhexeeyay Maamulka Hargeisa iyo Dawlada Soomaliya oo uu sheegay inuu dib uga furmayo Wadanka Turkiga, Wuxuuna ka hadlay sababo uu dhowr jeer dib uga dhacay iyo Qorshaha fog ee ka damacsan yihiin wada hadalkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada