Daawo Muuqaal:-Yahuuda oo diiday in lagu tukado Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, intaas ka dib Maxaa dhacay??

Daawo Muuqaal:-Yahuuda oo diiday in lagu tukado Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, intaas ka dib Maxaa dhacay??

daajis.com:-Ciidamada Yahuuda ee dalka Israiil ayaa weli ku soo qul qulaya Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa oo ku yaala magaalada Jerusalem.

Ciidamadaan oo aad u hubeeysan waxeey diideen in lagu Tukado Masjidka weyn ee Al-Aqsa kuwaas oo sharci cusub oo ay soo rogeen ku sheegay in gudaha Masjidkaas loo ogol yahay kaliyah raga ka weyn 50-sano jirka.

Shacab badan oo reer Falastiin ah kana carooday dhaqan xumada askarta Yahuuda ayaa waxeey bilaabeen inay si toos ah Salaadaha ugu hor tukadaan Masjidka weyn ee Al-Aqsa kuwaas oo wax cabsi ah ka qabin ciidamada Yahuuda ee isbaarada dhigtay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa hortiisa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada