Daawo Muuqaal:- Yahuuda oo Quus ka taagan Madaafiicda BM-ka iyo Gantaalada Xamaas gacantooda ku sameeystaan

Daawo Muuqaal:- Yahuuda oo Quus ka taagan Madaafiicda BM-ka iyo Gantaalada Xamaas gacantooda ku sameeystaan

daajis.com:-Xoogaga ururka reer Falastiin ee Xamaas ayaa xiliyadii hore waxaa lagu eedeeyn jiray inay hubka ka helaan wadamo badan oo Muslimiin ah balse iminka waxeey soo bandhigeen iyaga oo gacantooda ku farsameesanaya ama alxamaya Madaafiic halis ah oo waliba si baas ah u dhaceysa.

Ciidamada difaca cirka ee Israel ayaa inta badan waxeey System ku qabtaan Gantaalada ay soo ridaan Xamaas balse hada waxaa ku adkaatay oo ay Yahuuda quus ka taagan yihiin Gantaalada sida baaska ah u dhacaya ee ka soo hoobanaya dhulka Falastiiniyiinta kuwaas oo gaaray deegaano aad u fog fog oo ku yaala gudaha dalka Israel .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada