Daawo:- Muxaadarada Fadliga Soonka iyo "Sheekh Mustafa"

Daawo:- Muxaadarada Fadliga Soonka iyo "Sheekh Mustafa"

daajis.com:-Assalaamu Calleykum Waraxmatu Allaah Wabarakaatuhu, RAMADAAN KARIIM, dhammaan muslimiinta meel walba ay adduunka ka joogaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.
Warbaahinta daajis.com waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa muxaadarro aad u qiimo badan oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadan.
Haddaba, Walaalka/Walaasha, Muslimka ahow ee sida tooska ah ugu xiran warbaahinta, ka faa’ideyso waxna ka baro (FADLIGA SOONKA).
Waxaana soo jeedinaya muxaadaran ku saabsan Fadliga bisha barakeysan ee Ramadan Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ee ka faa’ideysi wacan, waxaana Alle ka baryeenaa kuwii dhageysta oo ku camal fala inuu naga dhigo insha Allaah.
Aamiin…Aamiin…Aamiin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada