Daawo:- Qubanaha VOA oo Sir Cusub Soo bandhigtay Weerarkii Villa Somaliya oo Aan Arin Aan Laga Filaneyn..

Daawo:- Qubanaha VOA oo Sir Cusub Soo bandhigtay Weerarkii Villa Somaliya oo Aan Arin Aan Laga Filaneyn..

daajis.com:-Barnaamikja Qubanaha VOA oo ka baxa Laanta Voa ayaa soo shaac bixiyey arimo hoose aan wali la ogaan kasoo ku saabsan waeerarkii lagu qaday Madaxtooyada Somaliya.

VOA ayaa weydiisay Saraakiil Ciidan waxa ay ka og yihiin raga isku qarxiyey Villa Somaliya ayagoo sheegy in dhawaan ninka loo qabtay asgoo dhawac ah lasoo taagi doono maxkamada danbi baaristaw waxayn kale oo ay sheegeen in Ninka la qabatay ayaa sir badan kashifay waxaan ka mid ah in uu sheegay in Ninka la soo qabatay ee ka tirsanaa madaxtooyada uu ahaa ninka u Fududeeyey In ay weeerkaan xoogan kusoo qadaan Madaxtooyada.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada