Daawo Sawiada:- Wasiirka Amniga Qaranka Khaliif Ereg oo la dhaariyay+warbixin

Daawo Sawiada:- Wasiirka Amniga Qaranka Khaliif Ereg oo la dhaariyay+warbixin

daajis.com:-Wasiirka Amniga Qaranka Dowlada Somalia Sareeyo Guuto Khaliif Ahmed Ereg iyo Wasiir ku-xigeenka Dhalinyarada & Isportiga Cismaan Daalo oo maanta Gudoonka Baarlamaanka lagu hor dhaariyay.

Ra'isul Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa saakay aroortii magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka oo labo bil ka hor uu iska casilay Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Abdikariin Guuleed halka Wasiir Ku-Xigeenka Dhalinyarada & Isboortiga oo tan iyo markii uu iska diiday xilkaasi Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir.

 Sawirro






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada