DAAWO VIDEO: Xeebta Liido Isbadalka Nuucani ah ma ku ogeeyd?

DAAWO VIDEO: Xeebta Liido Isbadalka Nuucani ah ma ku ogeeyd?

daajis.com:-Tv-ga Caalamiga ah ee Aljazeera ayaa muuqaal cusub ka soo duubay Xeebta Liido oo kumanaan Shacab ah ay u damaashaad tagaan malaha Fasaxa iyo Jimcaha, waxaana muuqalakani ku arkeysaa arin aad loogu farxo.

Muuqaalkani ayaa ah mid aad ka arki doonto isbadal weyn oo ku yimid Xeebta Liido iyo sida ay u helayaan Shacabka reer Muqdisho adeegyo aan nuucooda horay loo arag taasoo farxad gelineyso kumanaan shacab ah in ay u dalxiis tagaan Xeebta Liidono ee nala daawo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada