Daawo Sawirada:- Fanaanka Bakar Yare oo jilaa ka ah filim Hollywood soo sarayo

Daawo Sawirada:- Fanaanka Bakar Yare oo jilaa ka ah filim Hollywood soo sarayo

daajis.com:-Fanaanka dhalinyarda ah ee lagu magacaabo Bakar yare oo inta badan dadka ku yaqanaan fanaanimo ayaa markaane ku darsaday Jilaanimo ,isaga  oo soo wada filim lagu magacabo Avengers 2  ay ku jiraan Jilaayasha kala ah Rober Downey,Chris Hemsworth, Samuel L jackson.

Bakar yare ayaa fursad u helay markaan in uu ka soo muuqdo Hollywoodka ,waxayna tan wadada u xaraysaa in fanaanka kooxda Bashaling Grew uu helo magac intaan ka weyn.

Sido Kale Bakar yare filmka waxaa ku wehliyo saxiibkiis isku kooxdayihiin ee Abdi latiif iyo fanaanaka kale ee Aida'rus Maliboi.

Daawo Sawirada:- 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada