DAAWO SAWIRADA:- Muqdisho oo xalay si weyn looga xusay munaasabada 1-da luulyo

DAAWO SAWIRADA:- Muqdisho oo xalay si weyn looga xusay munaasabada 1-da luulyo

daajis.com:-Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo habeenkii xalay ahaa si weyn looga xusay Munaasabada Sanad guuradii 54-aad ee ka soo wareegtay xurrnimadii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed.

Goobtii xalay sida weyn loogu xusayay Munaasabadaa qiimaha badan waxaa goob joog ka ahaa Madaxda Dalka oo ugu horeeyo Madaxweyne Xasan Sheikh Mahamud, Ra"isul Wasare Abdiweli Sheikh Ahmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mohamed Sheikh Osman Jawari.

Dhamaan Madaxda Dalka waxeey hambalyo ku aadan Munaasada 54-aad ee Maalinta xuriyadda ee 1-da luulyo u direyn dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Dhan kale waxaa munaasabada ku sugnaa dhamaan hey'adaha kala duwan ee dowlada iyo shacab fara badan oo goob joog u ahaa xuska Sanad guuradii 54-aad ee ka soo wareegtay xurrnimadii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed.












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada