DAAWO VIDEO: Muqdisho oo sidii Bariisamaadkii oo kale dib ugu soo noqoneeysa

DAAWO VIDEO: Muqdisho oo sidii Bariisamaadkii oo kale dib ugu soo noqoneeysa

daajis.com:-Muuqii Muqdisho & Sidii uu ahaan jiray berigii Bariisamadka oo dib u soo noqonaya taasoo aan ula jeedo Muqdisho waxii lagu yaqaanay ee kheyraadka ugu horeeya oo dib loo helay.

Goormee kugu dambeeysay adigoo arka Shacabka reer Muqdisho oo sidaan ugu damaashaada qeybo ka mid ah Muqdisho waxeeyna sidii lagu yaqaanay Muqdisho ugu dukaameeysi taga Goobihii caanka ahaa nala arag Muuqaalkani.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada