Sawiro: Garowe oo si weyn looga xusay 1da Luulyo

Sawiro: Garowe oo si weyn looga xusay 1da Luulyo

daajis.com:-Magaalada Garowe oo ah xaruunta maamul Goboleedka Puntland, ayaa xalay si weyn looga xusay munaasabada 1da Luulyo, waxaana ka qeyb galay M/weynaha mamulkaas Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Munaasibadda oo ahayd id siweyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb-galay madaxwayne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Camay,Isimo,Culimo’udiin,Guddoonka Baarlamanka Puntland,mas’uuliyiin ka socday saddexda gole ee maamulka ,Faaniinta Kooxda Waaberi Puntland iyo dadweyne aad utirabadnaa kuwaasi oo ku labisnaa Calanka Soomaliya iyo Kan Puntland.


Daawo Sawirada:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada