Daawo Video:- Sir Culus Fartuun Birimo maxay ka dhahday Aroosada cusub ee Fanaanada Hodan C/raxmaan Qosol iyo sheeko

Daawo Video:- Sir Culus Fartuun Birimo maxay ka dhahday Aroosada cusub ee Fanaanada Hodan C/raxmaan Qosol iyo sheeko

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee Soomaaliyeed Fartuun Axmed Sahal oo ku magacdeer Fartuun Birimo ayaa marka hore u dirtay arooska iyo aroosada dhawaan ku aqal galay cariga maraykanka hambalyo iyo bogaadin waxayna markii danbe sheegtay in ay si weyn ugu faraxsan tahay arooskaasi qiimaha badan ee fanaaniinta is aroosay.


HALKANI KA DAAWO VIDEO XIISO LEH OO QOSOL BADAN 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada