Daawo Sawirada:-: Naxdin badan leh oo laga Soo duubay Buuhoodle, muuqaal dhab ah

Daawo Sawirada:-: Naxdin badan leh oo laga Soo duubay Buuhoodle, muuqaal dhab ah

daajis.com:-Ururka Khayraad Orgnation ayaa maalintii labaad deeq lacaga ka qaybiyey magaalada buuhoodle kadib markii shalay ururku uu raashin gaandhsiiiyey in kabadan 10 qoys oo isgu jira dadka kasoo qaxay gobalada dhaxe ee dalka iyo qoysas dan yara oo kasoo jeeda deegaanka.

Waxaana maanta lacag deqa lagaadhsiiyey qaar kamida daka qaba xanuunka dhimirka ama waalida ee kunool magaalada buuhoodle kuwaasi oo saabo cafi maad dartood shlay uso gaadhi waayey goobtii laguu qaybinayey raashinka isla markaana qaar kood ku xidh xidh naayeen sil silado .

Ururka Khayraad oo ka kooban gabdho kasoo jeeda deegaanada ssc ayaa inta badan ka qayb qaata arimaha khayriga ah ee kasocda dhulka soomaalidu dagto.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada