Daawo Sawirada:- Shacabka Muqdisho oo sanadkan u ciiday si ka duwan sidii hore

Daawo Sawirada:- Shacabka Muqdisho oo sanadkan u ciiday si ka duwan sidii hore

daajis.com:-Ciida soonfureed ee sanadkan ayaa si weyn uga duwaneyd sanadkan sidii hore, waxaana shacabku ay isugu soo bexeen goobaha barxadaha, xeebaha iyo wadooyinka magaalada Muqdisho.

Arrintan noocaana ayaa waxaa ay ka tarjumeysaa in dhanka nabadgelyada caasimadda ay si weyn uga uga duwan tahay sanadadii hore islamarkaana ay shacabku qabaan kalsooni badan oo xagga amaanka ah.




Hoos Ka Daawo Sawirada.
 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada