DAAWO VIDEO:- Sida looga ciiday magaalada Baladweyne, xarunta gobolka Hiiraan

DAAWO VIDEO:- Sida looga ciiday magaalada Baladweyne, xarunta gobolka Hiiraan

daajis.com:-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxay ka mid tahay magaalooyinka maanta sida weyn looga ciiday.

Isbadal ballaaran ayaa laga dareemayaa nolosha magaalada Baladweyne, halkaasi oo horay ay ugu talin jireen Al-Shabaab, laakiin laga saaray, waxaana ku sugan ciidamo ka socda dalka Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM.

Horumar dhinac walba leh sida, Ganacsiga iyo dib u dhiska ayaa ja jira magaalada Baladweyne. Muuqaal maanta laga soo duubay hoos ka daawo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada