Daawo Video:- Wariye Soomaaliyeed oo Gabay Afka Carabiga ah u Hadiyeeyay reer Falastiin

Daawo Video:- Wariye Soomaaliyeed oo Gabay Afka Carabiga ah u Hadiyeeyay reer Falastiin

daajis.com:-Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa gabay uu ku tiriyay Afka Carabiga ah u diray walaalaha Falastiin ee xasuuqa ay ku hayaan Yuhuuda.


Gabayga oo tiriyay wariyahan Soomaaliyeed ayaa ah mid qiiro leh oo uu ku cabiray xasuuqa ay Isra'il ka geysanayaan marinka Gaza.

HALKAAN KA DAAWO GABAYGAN QIIRADA LEH:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada