Daawo Sawirada:- Xoogaga Islaamiyiinta Dalka Ciraaq oo bur buriyay Masaajid iyo Taalooyin ay lahaayeen dadka Shiicada ah

Daawo Sawirada:- Xoogaga Islaamiyiinta Dalka Ciraaq oo bur buriyay Masaajid iyo Taalooyin ay lahaayeen dadka Shiicada ah

daajis.com:-Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalamaya Dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa bur buriyay Masjidyo , Goobo qabuuro ahaa iyo taalooyin ay lahaayeen dadka Shiicada ah ee kunoolaa Magaalooyin dhoor ah ay dhawaan la wareegeen.

Sawiro lasoo bandhigay ayaa Muujinaya Xoogaga Islaamiyiinta ah ooq araxyo ku xiraya Masaajid iyo goobo kale ay lahaayeen dadka Shiicada ah ee kunoolaa Magaalada moosil iyo Magaalooyin kale oo kuyaala Dalka Ciraaq.

Kooxda Daacish ayaa sheegay goobaha ay bur buriyeen in ay ahaayeen goobo Macbadyo ay lahaayeen Shiicada Dalka Ciraaq , waxa ayna tilmaameen in goobahaaasi ay ku jiraan qabuuro shiicada ay ku haayeen fasahaad.

Goobaha ay bur buriyeen Xoogaga ISIS ayaa sidoo kale waxaa ku jira Taalooyin ay lahaayeen dad shiicada ku weyn ,kuwaa oo ku yaalay Magaalooyin ay ku jirto Moosil , waxaana la sheegay in Islaamiyiinta ay dhamaan dhulka dhigeen taalooyinkaasi .









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada