DAAWO:- Tarsan oo muddo kadib ka hadlay arimo badan oo qarsoonaa oo ku saabsan Xaalada Magalada Muqdisho

DAAWO:- Tarsan oo muddo kadib ka hadlay arimo badan oo qarsoonaa oo ku saabsan Xaalada Magalada Muqdisho

daajis.com:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mahamud Ahmed Nuur "Tarsan" oo muddo kadib bixiyay Wareeysi muuqaal ah oo uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah oo ku saabsan Magaalada Muqdisho.

Mudane Tarsan waxuu ka hadlayaa Caasimadda Muqdisho cidda leh & Caqabadihii ugu weynaa ee heystay Maamulkiisii xilka laga qaaday ee nala daawo muuqaalkani wax badan ayuu ka hadlayaa gudoomiyihii hore.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada