Fanaanada Faatima Haryan oo iyadoo xijaaban Sawiradeeda soo dhigtay Barta Facebook

Fanaanada Faatima Haryan oo iyadoo xijaaban Sawiradeeda soo dhigtay Barta Facebook

daajis.com:-Fanaanada Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Faatima Haryan oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecel yahay ayaa iyadoo xijaaban oo duceysanaysa Sawiradeeda soo dhigtay Barta Facebook ay ku leedahay, maadaama lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan Fanaanadani oo ku caan baxday in ay soo qaado heesaha Jaceylka ayaa laga yaaba ayaa la leeyahay in ay soo qaado heeso Nabi Amaan ah oo la dhagayan karo bisha barakaysan ee Ramadaan.



daawo sawirada:- 





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada