Daawo Video:- Abdul Arts oo loolan kula Jira Amin Arts oo Wareysi Cajiib ah bixiyey si live ah, Arimo badan iyo Xog faahfaahsan

Daawo Video:- Abdul Arts oo loolan kula Jira Amin Arts oo Wareysi Cajiib ah bixiyey si live ah, Arimo badan iyo Xog faahfaahsan

daajis.com:-Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Abdul Arts oo maalmahan booqasho ku jooga wadanka Holland ayaa wareysi uu bixiyay kaga waramay arrimo badan oo ay ka mid yihiin saameynta Sawir gacmeedyada uu sameeyo iyo doorka ay ka qaadan karaan nabadda Soomaaliya.

Abdul Arts wuxuu Wareysigiisa ku sheegay in uu wado sameynta labo buug oo hadda sameyntiisa ay ka socoto dalka Norway, kuwaasi oo ka hadlaya mid lagu soo koobay Sheeko Caruureed Cartoons ah iyo mid kale oo ah dhamaan sawirada uu sameeyay farshaxaniistaha, buugaagtaasi oo lagu soo bandhigi doono dalka Norway iyo wadamada kale ee Yurub.

Abdul Arts oo xaruntiisa tahay magaalada Skien ayaa waxaa uu inta badan sawirada uu sameeyo ku cabira hadba xaalada taagan markaasi, wuxuuna tilmaamay inuu inta badan xoogga saaro arrimaha bulshada.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada