VIDEO:- Gudoomiye degmo oo cunsuriyad kula kacay Soomaalida Mareykanka

VIDEO:- Gudoomiye degmo oo cunsuriyad kula kacay Soomaalida Mareykanka

daajis.com:-Duqa magaalada Springfield, Massachusetts ee dalka Mareykanka Domenic Sarno ayaa Soomaalida kula kacay fal cunsurinimo, kadb marki uu dowladda hoose ka codsaday inay joojiso deegaameynta qaxootiga Soomaalida ee Springfield.

Duqa magaalada ayaa warqad qoraal ah u qoray dowladda hoose, wuxuuna qoraalkiisa D/hoose kaga codsaday in la joojiyo qaxootiga Soomaalida ee la dejinaayo degmada uu gudoomiyaha ka yahay.

Arintaan ayaa lagu tilmaamay fal cunsurinimo oo uu ku kacay duqa magaalda Springfield, Massachusetts, isagoo ku kala soocay dadka degan degmadaasi.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada