Daawo Video: haweeneey uur leh oo si toos ah isaga soo tuureysa dabaq gubanaya naxdin

Daawo Video: haweeneey uur leh oo si toos ah isaga soo tuureysa dabaq gubanaya naxdin

daajis.com:-Haweenay Uur leh ayaa naftu ku kaliftay in ay ka soo boodo dhisme dabaq ah oo dab qabsaday, taas oo qiyaas ahaan noqonaysa ilaa lix mitir, waxeyna dantu ku kaliftay inay kala doorato dabka iyo inay halkaas iska tuurto.

Shilkan oo dhacay wakhti maalin nimo ah, ayaa la arkayay haweenaydaas oo barandaha u soo booday markii dabku qabsaday dhismaha, laakiin xaaladu ku adkaatay markii ay aragtay inta dhulkii u jiro iyo halista ka qabsan karta, hasa yeeshee nasiib wanaag waxa u soo gurmaday dad tiro badan oo goobta ka ag dhawaa, kuwaas oo maro wayn u dhigay, ka dibna ay sidaa kaga soo booday, in kastoo ay ahayd xaalad adag, haddana wax dhaawac iyo dhibaato ah midna ma soo gaadhin haweenaydaas.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada