Daawo Video:- Khaatumo oo dhisatay Ciidamo Xoogan & dhoolatus, Coll: Suufi “13 sano Direes ma xidhan

Daawo Video:- Khaatumo oo dhisatay Ciidamo Xoogan & dhoolatus, Coll: Suufi “13 sano Direes ma xidhan

daajis.com:-Waxaa degmada saaxdheer ee gobalka sool maalinkasta ku soo qul qulaya ciidamo ka soo goosanaya maamulada s/land iyo p/land sido kale waxaa degmada saax dheer soo gaadhaya ciidamo ka imaanaya deegaanada maamulka khaatumo.


Munaasibad lagu soo dhawaynayey ciidanka ayaa waxaa hadalo kasoo jeediyey saraakiil katirsan ciidamada maamulka khaatumo iyo xildhibaano waxayna ciidanka usoo jeediyeen hadalo bogaadin ah.

Coll Suufi Yuus Geele oo qudbad u jeediyey ciidanka dhoolatus kadib ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Xilalkii uu doonayey inuu ka qabto maamulka khaatumo uu Dharkiisa Ciidanka 13 aanu xidhan ula soo baxay sidii Loo xorayn Lahaa deegaan Khaatumo “Walaahay Intaan noolahay waan dagalaamayaa, Hadafkeenu waa mid”




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada