DAAWO VIDEO LaAYAABLEh:- Kadib Roob Dhagaxaan Wada Oo Ka Da'ay Russia..(MUCJIZO)

DAAWO VIDEO LaAYAABLEh:- Kadib Roob Dhagaxaan Wada Oo Ka Da'ay Russia..(MUCJIZO)

daajis.com:-Alle Awoodi weynaa abuurtiisu badanaa..! Oraahdaasi waa mid xikmad iyo xog badan ka bixineysa awooda Alle uu dunida iyo khalqiga dul saaran ku  maamulo.

Hadaba dalka Ruushka gaar ahaan xeeb lagu magacaabo Seberia oo dalxiisayaasha dunida xiiseeyaan una tagaan cad ceedsi iyo dabaalasho ayaa marqura lagu arkey arin mucjiso ah.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA


Roob baraf ah, isla markaana xajmiga dhibcihiisu la egyihiin kubbada Golf-ka ayey warbaahintu leeyihiin wuxuu kasoo da’ay cirka, ayadoo dadkii goobta dangiigay ee dabaalatada iyo cad ceed doonka ahaa ay durbadiiba kala dideen argagax awgiis.

Hadaba hoos ka daawo dhacdadaan oo warbaahinta caalamku aad u hadal heyso, iyo Video laga soo duubay xiligi mucjisadani cirka kasoo daadatey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada